Ma jiraa wax su’aalo ah oo aad ka qabto cudurka koronafayras-ka ee gobolka Minnesota?
Cudurka cusub ee koronafayras-ka wuxuu ku faafayaa gobolada wadanka oo dhan oo ay Minnesota ku jirto. Ma qabtaa wax su’aalo ah oo la xiriira cudurka koronafayras? Fadlan noo soo gudbiya wixii su’aalo ah ee aad qabtaan, waxaana ku dadaalaynaa in su’aalihiina aan ka jawaabno.
Sign in to Google to save your progress. Learn more
Magaca *
Fadlan noo soo gudbi wixii su’aalo ah, waxaana ku dadaalaynaa in aan ka jawaabno. *
Submit
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This form was created inside of Sahan Journal. Report Abuse