Gacan ka geyso Ogeysiinta Ku luglahaanshaha Boston ee Guddiga Agaasimayaasha MBTA
Horaantii bishaan, Sharci dejinta Gobolka iyo Gudoomiyaha gobolka ayaa meel mariyay miisaaniyada gobolka taasoo abuurtay kursi caasimada Boston ah ee Agaasimayaasha Guddiga MBTA, taasoo siineysa Caasimada door toos ah ee maamulka nidaamka gaadiidka dadweynaha ee gobolka. Awooda dhaqaale ee Boston, fayo qabka bulshada, iyo firfircoonida dhaqanka waxay ku xiran tahay gaadiidka dadweynaha, Caasimada waxay diyaar u tahay inay kaashato dadaalka degdega ah ee lagu dhisayo gaadiidka tayoa leh ee gobolkeena oo dhan u qalmo.

Isbuucyada soo socdo, Gudoomiyaha gobolka Wu waxay tixgelineysaa musharaxiin u adeego Guddiga Agaasimayaasha, kuwaasoo kulma bil-walba oo qabata shirarka guddi-hooseedka. Riix halkaan si aad wax badan uga baratid hogaaminta MBTA.

Kuwa xiiseynayo waa inay ahaadaan: degane Boston; raacaha gaadiidka dadweynaha; ku xiran bulshooyinka raacayaasha gaadiidka, oo ay ku jiraan shaqaalaha, macaamiisha, iyo ardayda; oo ay ka go'an tahay gaadiid dadweyne tayo sare, la isku halayn karo, iyo la goyn karo sida xeelad muhiim ah ee kobaca dhaqaalaha, firfircoonida dhaqanka, iyo tayada nolosha.

Foomamka la xiiseynayo waxay xirmayaan Sebteembar 5, 2023 saacada 5 p.m.
Sign in to Google to save your progress. Learn more
I-meelka
*
Magaca buuxo
*
Xaafada
*
Fadlan si kooban u wadaag afkaarahaaga, rajooyinka, iyo walaacyada Guddoomiyaha gobolka Wu iyo Xubnaha Cusub ee Guddiga Agaasimayaasha MBTA.
*

Haddii aad xiiseyneysid in laguu tixgeliyo guddiga, fadlan ku soo gudbi hoos bayaan kooban ee xiisaha.

Haddii aad xiiseyneysid in laguu tixgeliyo guddiga, xoriyad dareen aad ugu soo dirtid siifiigaaga mbtaboard@boston.gov.

Submit
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This form was created inside of City of Boston. Report Abuse