Every Meal diiwaangelinta
 •Qoysaska oo dhan waa u bilaash
• Shuruudo loogama baahno isqorista
• Every Meal kama soo ururiso macluumaadka qoysaska; asturnaanta waa la ilaaliyay
• Qoysasku waxay iska diwaangelin karaan barnaamijka wakhti kasta inta lagu jiro sannad dugsiyeedka
Sign in to Google to save your progress. Learn more
Magaca Ardayga *
Fursadaha boorsada todobaadka: Qoysaskuwaxay dooran karaan shan doorasho oo lagu habeeyey heerarka USP MyPlate. Dhammaan noocyada bacdu waxay ka kooban yihiin 4-5 rodol oo nafaqo leh, aan baaba’ayn, oo ay ku jiraan noocyo kala duwan oo miro ah, khudaar, borotiinno, badar, iyo maraq/macaan. Noocyada bacda waxaa lagu gartaa midabyo kala duwan oo ah astaanta Every Meal. *
Submit
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This form was created inside of Independent School District 196. Report Abuse