Maalinta Dhulka oo ku qoran 6 luqadood: Sabti Abriil 22

Fadlan iska diiwaan geli Kullanka Dood-wadareedka ee Cadaaladda Deegaanka ama Tababarka Evie. Kalfadhi kasta waxaa lagu qaban doonaa luqad kale. Is-diiwaangelin hordhac ah looma baahna, laakiin si adag ayaa loo dhiirigeliyay. Waxay naga caawin doontaa inaan ogaano sida ugu wanaagsan ee loogu diyaar garoobo booqashadaada.

Payne-Phalen Community Council waxa ay martigelinaysaa Bandhigga Maalinta Dhulka oo leh dhacdooyin taxane ah oo gaar ah oo lagu qaban doono lix luqadood oo kala duwan: Hmong, Karen, Soomaali, Isbaanish, Ingiriis, iyo Luqadda Ishaarada ee Ameerikaanka.

Maalinta Dhulka oo ku qoran 6 luqadood

Sabti Abriil 22 

11am-3:00 pm 

Arlington Hills Community Center 

1200 Payne Ave., St Paul, MN 55130 

Ujeeddadeenu waa in aan ururinno dad ka kala socda bulshooyinkeenna kala duwan iyo in aan ku biirno wadahadalka luqadaha lagaga hadlo bulshooyinkeenna. Waxaan rabnaa adiga iyo kuwa aad jeceshahay inaad nala wadaagtaan fikradahiinna, riyooyinkaaga iyo aragtida mustaqbalka ee Payne-Phalen oo ku qoran luqadda adiga kugu habboon.

Waxaan ku siin doonaa cunto bilaash ah, bandhigyada Evie ee wadaaga baabuurta, kulannada dood-wadaaga luqadda ee ku saabsan caddaaladda deegaanka, ciyaaraha, iyo madadaalo da’ kasta ah! kullankan wuxuu kulmin doontaa bulshadeena marka aan ka wada shaqaynayno abuurista mustaqbal wanaagsan dunidan iyo xaafadaheenna!

Wax badan oo ku saabsan PPCC: Golaha Bulshada Payne Phalen (PPCC) waxay u jirtaa si ay horumariso xaafadaheenna annagoo ka qaybgelinayna, waxbarayno iyo awood siinayso dhammaan dadka bulshada deegaankeena ee kala duwan. Waxaan rabnaa inaan wax ka barano dadka halkan ku nool oo ka shaqeeya oo aan kaa dhagaysanno waxa aad rabto mustaqbalka. Xogta laga soo uruuriyo fadhiyada dood wadaagga deegaanka waxay gacan ka geysan doontaa qaabaynta Qorshaha Payne Phalen Community Council u soo gudbin doono Magaalada St. Paul si wadajir ah loogu isticmaalo qorsheynta iyo horumarinta mustaqbalka.

Wax badan oo nagu saabsan ka ogow: paynephalen.org
Sign in to Google to save your progress. Learn more
Ma xiisaynaysaa inaad kala qaybgasho kullanka dood wadaagga Cadaalada Deegaanka koox ka socota xaafadda Payne-Phalen? Fadlan iska diiwaan geli kullanka luuqadaha soo socda:
Clear selection
Ma xiisaynaysaa inaad ka qaybgasho Tababarka gaari wadaaga ee Evie? Fadlan isku qor kulan luuqadaha soo socda:
Clear selection

The Payne-Phalen Community Council waxa uu awoodaa in uu siiyo tiro lacag caddaan oo xadidan oo dhiirigalin ah kuwa ka soo qayb galaya Kalfadhiga dood wadaaga ee Cadaalada Deegaanka waxaana la qaybin doonaa dhamaadka kalfadhiga. Dhiirigelinta waxaa marka hore la siin doonaa dadka ku nool Payne-Phalen, Degmada 5aad, oo ku hadla luqad aan Ingiriisi ahayn, ama Ingiriisi luuqad labaad ahaan.

Dhiirigelllin $25 ah ma ku caawinaysaa inaad ka soo qaybgasho?

Clear selection
Magacaaga:
*
Ciwaan kaaga:
Iimayl:
*
Lambarka taleefanka:
Ma qabtaa wax xasaasiyad xaga cunta ah ama wax aad doorbidayso?
Submit
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This content is neither created nor endorsed by Google. Report Abuse - Terms of Service - Privacy Policy