Qiimaynta Waalidka Fall 2019
Waad ku mahadsantahay kaqeybgalkaaga xog-ururintaan kooban, oon ikhtiyaari ah. Macluumaadka aad bixiso waxay noo oggolaaneysaa inaan si fiican u fahamno baahida bulshadeena. Dhammaan jawaabaha waa qarsoodi.

Sign in to Google to save your progress. Learn more
1. Fadlan xullo sida fiican ee shegaysa meesha aad ku nooshahay *
2. Fadlan qiimee guud ahaan qanac–sanaantaada Agagaarka Iskuulada Dagmada St. Cloud. *
Aad aan ugu qanacsanayn
Aad ugu qanacsan
3. Fadlan sharax qiimeyntaada su'aasha 2aad.
4. Fadlan qiimee guud ahaan qanac sanaantaada Dugsiga Bulshada Kennedy *
Aad aan ugu qanacsanayn
Aad ugu qanacsan
5. Fadlan sharax qiimeyntaada su'aasha 4aad.
Next
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This form was created inside of District 742 - Apps. Report Abuse