Family Law (divorce, child protection, domestic violence)
Sharciga Qoyska ( furiin, ilaalinta ilmaha, qalalaasaha qoyska)
Criminal Law (traffic, assault, abuse)
Sharciga Dembiyada ( gaaddiidka, weerar, waxyeelo)
Civil Law (debt, credit problems, tenancy, employment, Centrelink problems, issues with neighbours)
Sharciga Madaniga ( deyn, dhibaatada deynta, kireysiga, shaqada, dhibaatooyinka Centrelink, arimaha deriska)
To get free legal help contact your local “Community Legal Centres (CLC)”
Si aad u heshid caawimaada sharciga ee bilaashka ah la xiriir “Xarumaha Sharciga Bulshada (CLC)”
We pay the interpreter for you.
Waxaan kaa bixineynaa turjumaanka.
Talking to CLC lawyer is always confidential.
La hadlida garyaqaanka CLC mar kasta waa wax qarsoon oo laysku haleyn karo
We help you with:- legal representation- legal advice - standing up for your rights- explaining the best options with you- seminars for your community
Waxaan kugu caawineynaa:
-metelaad sharci ah
-tallo sharci
-u istaagida xuquuqdaada
-kuu sharxida fursadaha kuu wanaagsan
-kulamo loo qabanayo bulshadaada
We also have specialist lawyers for:- Women only- Youth- Older people- Disabled- Homeless- Financial - Banking and Debt- Pension money problems
Waxaan sidoo kale heynaa sharci yaqaano takhasus u leh:
- Dumarka kaliya
- Dhalinyara
- Dadka da’da ah
- Naafada
- Guri la’aanta
- Maaliyada (Lacagta)
- Deynta iyo Bangiga
- Dhibaatooyinka lacagta hawlgabka
We have offices right across South Australia
Waxaan xafiisyo ku leenahay dhammaan South Australia
We always make sure it’s a safe place to visit
Waxaan mar kasta hubinaa inay yihiin meel amaan ah oo la booqan karo.
(Optional Question 1)
Thankyou for assisting
Would you like your name to be acknowledged on our project report
(Optional Question 2)
CLCSA would like to invite everyone who has helped out with our multi-lingual brochure launch in late November
Would you like to attend?