Barnaamijka Xagaaga Ee Wax Laga Dhiganaayo Intarnetka Ee 2021 Ee SDUSD
Waxaa ardaygaada loo soo jeediyay inuu aado barnaamijka xagaaga ee laga dhiganaayo INTARNETKA (ONLINE summer program) oo loogu talagalay Degmada Dugsiga Midaysan Ee San Diyeego si uu usoo ceshto buundooyinka fasalada IM I AB iyo/ama Luuqad Aduunka (World Language) (sida, Isbaanish iyo Faransiis). Wuxuu ardaygaada haystaa awood uu dib ugu soo ceshan karo ilaa labo buundo uu ka heli karo barnaamijka xagaaga ee intarnetka; hal buundo xili kasta: 6/21/21 ilaa 7/9/21 iyo 7/12/21 ilaa 7/30/21. Waxay ardayda wax oga qayb-qaadan doonaan manhajka Edgenuity ee intarnetka.

Buuxi foomka hoose si aad u dhammaystirto hawsha is-qoritaanka barnaamijka xagaaga ama si aad cunugaaga ugu diido inuu ka qayb-qaato barnaamijka xagaaga ee intarnetka ilaa Abriil, 23 2021.  Hadii aad qabto wax su'aalo ah ama ay jiraan waxyaabo aad ka walwalsan tahay, fadlan la xiriir la'taliyaha ardaygaada.

Sign in to Google to save your progress. Learn more
Waa maxay magaca dugsiga ardaygaada?  (wuxuu liiska u qoran yahay siday xarfaha isugu xigaan) *
Lambarka Aqoonsiga Ardayga (Student's ID#)  (Hadii aadan aqoonin aqoonsiga ardaygaada fadlan ka xaqiiji ardaygaada ama fiiri bogga intarnetka ee loogu talagalay waalidiinta oo loo yaqaano Parent PowerSchool portal si aad u saxdo) *
Magaca Koowaad Ee Ardayga *
Magaca Dambe Ee Ardayga *
Waxaan jeclahay in sida lasoo jeediyey ardaygayga lagu qoro barnaamijka xagaaga ee intarnetka (online summer program). *
Next
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This form was created inside of San Diego Unified School District. Report Abuse