Caqabadaha mudada dheer uu keenayo COVID-19 iyo talaalka jinsiyadaha laga tiro badanyahay ee ku nool UK
Caqabadaha mudada dheer uu keenayo COVID-19 iyo talaalka jinsiyadaha laga tiro badanyahay ee ku nool UK
Ujeedada baaritaankaan ayaa waxay tahay in la fahmo saameynta mudada dheer ee uu ku leeyahay cudurka COVID-19 bukaanka qoomiyadaha laga tiro badan-yahay iyo in la daraaseeyo sida talaalka u saameeyo qoomiyadahaas. Sidoo kale  ujeedada  baaritaankaan waxaa weeye in lagu daraaseeyo waxyeelada uu gaarsiin karo cudurkaas bulshadaas iyo in la muujiyo waxyeelada dahsoon ee talaalka, taas oo ah mid aan aad loogu tabin bulshadaas ku nool UK.

Natiijada baaritaankaas waxaa lala wadaagi doonaa dadweynaha iyo hawlwadeenada caafimaadka,mid heer degmo iyo heer qaranba si ay u suurto gasho in ay u fidiyaan adeegyo iyo daryeel caafimaad oo loogu talogalaya qoomiyadahaas laga tira badanyahay oo ku nool UK.

Si aad gacan nooga siisid baaritaankaan waxaan jecelnahay in aan ku weydiino su’aalo ku saabsan: naftaada, caafimaadkaaga, cudurka karoona iyo xanuunada la xiriira iyo talaalka COVID-19.

Su’aalaha baaritaanku waxay qaadanayaan ilaa shan-daqiiqo.

Dhammaan macluumaadkaad nala wadaagto waxay ahaanayaan sir qarsoon macluumaadka la aruuriyeyna qofna laguma aqoonsan-karo.

Baaritaankaan waxaan kafaala qaaday https://www.kafel.org.uk
La xarii: health@kafelaid.org
Sign in to Google to save your progress. Learn more
Next
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This content is neither created nor endorsed by Google. Report Abuse - Terms of Service - Privacy Policy