Codsiga Deeqda Waxbarasho ee Xerada Xagaaga ee Portland Audubon
Portland Audubon waxay bixisaa deeqo waxbarasho oo loogu talagalay dadka xerooyinka aadaya ee u baahan taageero dhaqaale. Waxaanu ka shaqeynaa dhiirigelinta in dhammaan dadku ay jeclaadaan oo dhowraan dabeecada waxaanan tixraacnaa hadalada kala duwan iyo ka mid noqoshada loo dhan tahay ee ururka kaasi oo ah mabaa’dii wax hagaysa oo laga heli karo halkani https://audubonportland.org/about-us/ 

Macluumaadka la codsado waa mid qarsoodi ah waxaana loo isticmaalaa go’aaminta deeqaha waxbarasho ee la bixiyo. Ma jiro qof xerada aada ‘camper’ oo loola dhaqmo si gooni ah iyada oo lagu saleynayo codsiga deeqda waxbarasho.
.
Fadlan si dhammeystiran u buuxi foomkani, waxaan kugula soo xiriiri doonaa muddo saddex toddobaad gudahood ah ka dib marka dib loo fiiriyo codsigaaga. Codsiyada waxaa dib loogu fiiriyaa marka la helo waxayna xirmi doonaan marka ay buuxsamaan.  

Fadlan foomka deeqda waxbarasho u buuxi qof kasta oo xerada aadaya ‘camper’ oo aad u codsanayso.  

Haddii aad wax caawimaad ah uga baahan tahay buuxinta foomkani fadlan email Tara ugu dir tlemezis@audubonportland.org ama wac 971-222-6131.
Sign in to Google to save your progress. Learn more
Magaca Qofka Xerada Aadaya *
Magacaaga *
Email-kaaga *
Xiriirka idinka dhexeeya Qofka Xerada Aadaya *
Cinwaanka Jidka *
Magaalada *
Gobolka *
Zip Code-ka *
Lambarka Telefoonka (gacanta)
Lambarka Telefoonka (guriga)
Heerka Fasalka Qofka Xerada Aadaya (laga bilaabo Deyrta 2022) *
Magaca Xerada Xagaaga iyo Taariikhda Xerada (kala doorashada 1-aad) *
Magaca Xerada Xagaaga iyo Taariikhda Xerada (kala doorashada 2-aad) *
Tirada Dadka ka tirsan Qoyska *
Dooro xarafka (A-D) ee u sida dhow ugu dhigma Dakhliga Qoyskaagaee bishii iyo Tirada Qoyska
Captionless Image
Clear selection
Maxay tahay lacagta aad awoodo in aad bixiso ee ku qoran qiyaasaha kala duwan ee ‘sliding scale’ ee loogu talagalay xerada la aadayo oo hal toddobaad ah? Waxaan kugu dhiirigelinaynaa aad ku biiriso/tabarucdo heer macno leh, muhiim ah, isla markaana aad awoodi karto. Macluumaadkani waa mid qarsoodi mana jiro qof xerada aada ‘camper’ oo loola dhaqmo si gooni ah iyada oo lagu saleynayo ku tabarucida dhaqaale ee qoyska. *
Su’aal loogu talagalay qofkaaga xerada aadaya- Waa maxay sababta aad u rabto in aad u timaado xeradu?
Miyay jiraan waxyaabo kale oo aad jeclaan lahayn in aad dadka la wadaagto/la tixgelio marka dib loo fiirinayo codsiga qoysaaga ee loogu talagalay deeqda waxbarasho?
Submit
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This form was created inside of Bird Alliance of Oregon. Report Abuse