Ra’yi-uruurinta Bulshada Iskuulka ee Lagu Caawinayo Maamulaha Cusub ee Iskuulka
Ra’yi-uruurintan waxay fursad siinaysaa shaqaalaha, ardayda iyo qoysasku inay ka caawiyaan maamulaha cusub ee iskuulka inuu fahmo waxyaabaha ay qiimaha iyo ahmiyadda siinayaan ee ku saabsan iskuulka.

Fadlan ka jawaab su’aalahan hoos ku qoran.
Sign in to Google to save your progress. Learn more
Fadlan ka dooro iskuulkaaga *
Maxay tahay jagada/shaqada/xiriirka aad iskuulka la leedahay? (calaamadee dhammaan wixii ku khuseeya)
Maxay yihiin saddexda waxyaabood ee ugu muhiimsan ee hadda iskuulkaaga ka jira eed ku faraxsantahay kuna faanayso?
Maxay yihiin saddexda waxyaabood ee ugu muhiimsan eed rabto inuu maamulaha cusub uu ogaado islamarkaana xoogga saaro?
Submit
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This form was created inside of St. Paul Public Schools. Report Abuse