Windom Neighborhood Daraasadda Hawlgalka Bulshada
BULSHADA KULA NOOL, MUDNAANTA KOOWAAD
Kaqaybqaado sahankan iyadoo loo eegayo waxaad ka jawaabi karto. Mahadsanid.

Sign in to Google to save your progress. Learn more
1. Maxay tahay dantaada xaafadda Windom neighborhood?
Clear selection
2.  Muddo intee le'eg ayaad ku noolashahay Windom?
Clear selection
3.  Xaafadda Windom qeybtee baad ku nooshahay (ama ka shaqeysaa, haddii aadan si kale u degganeyn)
Captionless Image
Clear selection
4.  Gurigaaga ma adigaa iska leh mise waa kiro?
Clear selection
5. Sidee baad u aragtaa in aad ku nooshahay, ka shaqeyso, ama soo booqato Windom?
Clear selection
6.  Maxaad uga heshaa in aad ku noolaato, ka shaqeyso, ama soo booqato Windom?
7.  Waa maxay waxyaabaha kuugu waaweyn ee aad ka welwelso ee ku saabsan nolosha, shaqada ama booqashada xaafadda Windom?
 8.  Sidee baad ku aaddaa shaqada, iskuulka, ama howlahaaga kale ee ka baxsan Windom?
9.  Maxaad u maleyneysaa inay yihiin mudnaanta koowaad ee idiinku muhiimsan ee waxqabadka Golaha Deegaanka Windom Community Council (WCC) saddexda sano ee soo socota?
10.  Golaha Deegaanka ee Windom Community Council (WCC) lacagta uu u qoondeeyo maalingelinta dadweynaha waa ay ku yar tahay.  Sidee baad u maleyneysaa in ay tahay in lacagta loo isticmaalo?  Fadlan goobo geli saddexda wax ee kuugu muhiimsan siday u kala sarreeyaan.
11.  Munaasabadaha sannadkii hore ee hoos ku qoran ee golaha Windom Community Council (WCC) kuwee baad ka qeyb gashay?
Clear selection
 12.  Munaasabadaha hoose kuwee baad xiiseyneysaa?
13.  Tira ahaan 1 ilaa 5, sidee baad badqabid ugu dareentaa xaafadda?
Clear selection
14.  Sidee baad doorbideysaa in aad ku hesho macluumaad ku saabsan waxyaabaha ka socda golaha deegaanka Windom Community Council (WCC)?
 15.  Intee jeer ayaad istcimaashaa Barxadda Iskuulka Windom?
Clear selection
16. Barnaamijyo noocee ah ayaad xiiseyneysaa in aad ku aragto Xarunta Beerta Nasashada iyo Madadaalada (ee ku taalla Windom School)?
17. Haddii aad hayso fikrado dheeraad ah ama jawaab, fadlan nagula wadaag halkan:
18. Haddii aad rabto in aad na caawiso, ama in aan kula soo xiriirno, fadlan noo qor sida aan kuula soo xiriiri karno (cinwaankaaga boostada intarnetka iyo/ama lambarka taleefankaaga)
Labada su'aalood ee ugu dambeeya waa kuwa aan ku ogaaneyno in aan jawaabaha ka helnay dad kala duwan oo nagu filan.
Ka jawaab ama ka tag su'aashii aad rabto.
19. Da'daada
Clear selection
20.  Isirkaaga ama Qowmiyaddaada
Clear selection
Submit
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This content is neither created nor endorsed by Google. Report Abuse - Terms of Service - Privacy Policy