Codsi Dib u Dhigasho Imtixaan
Codsigan waxa loogu talo galay ardayda is diiwaan gelisay in ay u fadhiisato imtixaan laakiin ay u suurto geli weyday in ay galaan. Waxa la ogolyahay kaliya ardayga soo sheega dib u dhigashada 2 usbuuc ka hor inta aan imitixaanka la gelin. 

Marka aad form-kan buuxiso, waxa aad qiraysaa:

1. In xogtaa aad bixinaysaa saxantahay. 

2. In aad ogsoontahay in mar kaliya laguu ogol yahay in aad dib u dhigato imtixaanka. 

3. Haddii mar labaad dib aad u dhigato, waxa aad bixinaysaa khidmadda imtixaan dib u qaadashada (re-exam fees) oo ah $50 (CATT) $30 (CAF)

Note: this form was intentionally made available in Somali only. If you can't understand Somali language, please contact our office. 
Sign in to Google to save your progress. Learn more
Ma soo sheegtay codsigaaga laba usbuuc ka hor xilliga imitixaanka?  *
Next
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This content is neither created nor endorsed by Google. Report Abuse - Terms of Service - Privacy Policy