Iska qor Akademiyada Waalidka
Buuxi foomkiisa si aad isaga diiwaan geliso Akadeemiyada Waalidka. taas oo qayb ka ah Akadeemiyada Waalidka, waalidiintu waxay heli karaan barnaamij bilaash ah oo la yiraahdo CPEO (Ku xirida Waalidiinta fursadaha Waxbarashada). CPEO waxay ka caawisaa waalidiinta inay horumariyaan xirfado ay uga caawiyaan caruurtooda inay ku guulaystaan dugsiga.

Su'aalo? La xiriir Penny E. Jones
612-426-0971
PennyE.Jones@mpls.k12.mn.us
Sign in to Google to save your progress. Learn more
Magaca koowaad: *
Magaca Dambe: *
Lambarka taleefanka: *
Cinwaanka emailka:
Magacyada carruurta: *
Da'da carruurta: *
Dugsiga uu ilmahaagu dhigto: *
Ma u baahan tahay:
Submit
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This form was created inside of Minneapolis Public Schools. Report Abuse