Aragti Ururinta Miisaaniyada Edison Sanad Dugsiyeedka 2023-24 (Somali)
Qoysaska Edison: Waxaan dooneynaa jawaab celintaada anaga oo isku diyaarinayna dejinta ahmiyadaha horumarinta iskuulkeena iyo sameynta go'aano miisaaniyadeed ee sanad dugsiyeedka 2023-24 Fadlan qaado daqiiqado yar si aad uga jawaabtid su'aalahan hoose  illaa Maarso 7deeda. ( waxaan ka cudurdaaranaynaa dib u dhaca oo ay keentay cilad farasamo oo ku timi kaanbuyuutaradaMahadsanid!
Sign in to Google to save your progress. Learn more
Maxaad ugu dooratay Dugsiga Sare ee Edison ilmahaaga/carruurtaada? Calaamadee dhammaan kuwa ku khuseeya:
6-da su'aalood ee soo socda, u kala dhig meel kasta oo mudnaanta leh-- Badbaadada Jirka, Taageerada Dareenka, Taageerada Waxbarashada, Tacliinta Sare, Doorashooyinka, iyo Hawlaha Manhajka ka Baxsan/ Ciyaaraha fudud -- siday u kala muhiimsan yihiin adiga, adoo isticmaalaya cabbirka toosan ee la bixiyay. Meel kasta oo mudnaanta leh waa inay lahaataa tiro ka duwan, si dhamaadka, aad u muujiso meelaha mudnaantaada 1aad, 2aad, 3aad, 4th, 5th, iyo 6th.
Badbaadada Jirka
Ugu muhiimsan
Ugu muhiim yar
Clear selection
Taageerid shucuur
Ugu muhiimsan
Ugu muhiim yar
Clear selection
Taageerada Waxbarashada
Ugu muhiimsan
Ugu muhiim yar
Clear selection

Tacliinta Sare
Ugu muhiimsan
Ugu muhiiim yar
Clear selection
Fasalo Dheerad ah
Ugu muhiimsan
Ugu muhiim yar
Clear selection
Hawlaha Manhajka Ka Baxa/Ciyaaraha
Ugu muhiimsan
Ugu muhiim yar
Clear selection
Xogta Dadweynaha
Si loo fahmo sida wanaagsan ee qoysaskeena uga muuqdaan natiijada sahanka, waxaan ku soo darnay laba su'aalood, kuwaas oo ku weydiinaya inaad aqoonsato jinsiyadaada/qowmiyadaada iyo heerka Faa'iidooyinka Waxbarasho. Haddii aad doorbidayso inaadan ka jawaabin su'aalahan, si fudud uga bood ama dooro "Waxaan door bidayaa inaanan ka jawaabin."
Kuwan soo socda keebaa si fiican u qeexaya jinsiyadaada? (Calaamadi dhammaan kuwa khuseeya)
Qoyskaagu hadda ma u qalmaan Faa'iidooyinka Waxbarashada (qado bilaash ah ama la dhimay)?
Clear selection
Submit
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This form was created inside of Minneapolis Public Schools. Report Abuse