FORMKA ISDIIWAAN-GELINTA XUBNAHA

Somali Agribusiness Group waa shirkad ka ganacsata dalagyada kasoo go’a beeraha soomaaliya. Ma tahay beeraley raba in dalagiisa loogu iibgeeyo dibadaha (Export) isla markaana rabo in laga talo siiyo Tacbashada iyo maamulka beertiisa, haddii  ay jawaabtaadu tahey haa, waxaan kugu soo dhaweyneynaa inaad kusoo biirto beeraleyda xubnaha ka ah Somali Agribusiness Group adigoo buuxinaya foomka.

Sign in to Google to save your progress. Learn more
Magacaaga oo Afaran: *
Da’da:   *
Heerka Waxbarasho: *
Deegaankaga: *
Magaca Beertada: *
Teleefoon: *
E-mail: *
Dalagyada aad beertid magacyadooda: *
Warbixin kooban naga sii, halka beertadu ku taalo, cabirkeeda (acres ama hectare), dalagyada aad u rabtid suuq geynta, xiliyada aad beertid iyo xiligeey kuu soo go,aan. *
Hadii ay jirto macluumaad dheeri ah oo ku saabsan wax soo saarka beertaada, fadlan nala wadaag! *
Submit
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This content is neither created nor endorsed by Google. Report Abuse - Terms of Service - Privacy Policy