Ann Bremer Education Center Family Survey
Mudanayaal Qoysaska ABEC,

Waad ku mahadsan tahay in aad buuxiso xog uruurinta cimilada ee Xarunta Waxbarashada Ann Bremer- Education Center (ABEC). Xog uruurintan waxa uu kamid yahay mashruuca balaadhan ee la fulinayo sanad dugsiyeedkan si looga faa'ideeyo sinaanta, wada shaqaynta, iyo taageerada dhaqanka dugsiga ee dhamaan xubnaha bulshadeena (ardayda, qoysaska, iyo shaqaalaha). Xog uruurintanu waxaa weeye mid kamid ah sadexda dariiqo ee aanu ku uruurinayno macluumaadka sanadkan. Marka laga tago xog uruurintan, waxa aanu sidoo kale diirada saaraynaa kooxda qoysaska iyo shaqaalaha iyo sidoo kale in waraysiyada laga qaado shakhsiyaadka.

Jawaabaha xog uruurintan waa sir, laakiin waxaad ikhtiyaar u leedahay in dhamaadka aad ku qorto magacaaga iyo macluumaadka lagaala soo xidhiidhayo hadii ay dhacdo inaad u baahan tahay in aad ka qayb gasho kooxda diirada la saaray ama waraysiyada wixii fikiro dheeraad ah iyo sidoo kale in lagugu daro bakhtiyaa nasiibka si aad ugu guulaysto sadex bakhtiiyaa nasiib ee min $50 ee kaadhka hadlaya ah mid kamid ah. Hadii aad noo sheegto magacaaga, macluumaadkaaga xidhiidhka lalama wadaagi doono shaqaalaha fasalka ardaygaaga ama maamulka dugsiga.

Waxa aanu qaban doonaa bakhtiyaa nasiibka 22-ka Febraayo, 2021.
Xog uruurintan qaadanmayso wax ka badan 15 daqiiqo.
Hadii aad doonayso inaad na siiso macluumaad dheeraad ah laakiin aanad doonaynin in aad magacaaga noo sheegto, fadlan waxa aad la xidhiidhaa macalinka ardayga, maamulaha ABEC, ama waxa aad iimeel toos ah ama si toos ah ula hadli kartaa Lucy Rosario (Shaqaalaha Bulshada Dugsiga) lambarka 763-550-7373/larosario@district287.org, James Burnett (Khabiirka Habdhaqanka) lambarka 763-550-7187/ jcburnett@district287.org, ama Rosie Palan (Dhakhtarka Cilmi Nafsiga Dugsiga) lambarka 763-550-7390/rlpalan@district287.org. Hadii aad qabto wax su'aalo dheeraad ah oo ku saabsan mashruucan ama sida macluumaadkan loo isticmaalayo, fadlan nala soo xidhiidh.

Mahadsanid,

Greg Beeck iyo Kooxda Hogaanka Dugsiga ABEC
Sign in to Google to save your progress. Learn more
Barnaamijkee ayuu ardaygaagu kujiraa jiraa?
Clear selection
Mudo intee le'eg ayay ku jiraan
Qoomiyadee ayuu qoyskaagu isku sheegaa? Dooro
Miyaad kasoo jeedaa
Clear selection
Luuqadee ayaa gurigaaga lagaga hadlaa?
Next
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This form was created inside of Intermediate District 287. Report Abuse