Warbaxinta aan Rasmiga ahayn ee Takoorka iyo Dhibaataynta.
Dhamaan Dugsiyada Dadweynaha ee Portland waxay go'aansadeen  inay Ardayda iyo shaqaalahaba siiyaan Jawi
 waxbarasho oo bad-baado leh. Waalidka, Ardayda ama xubin kasta oo shaqaalaha ka mid waxay halkaan ku soo gudbin karaan waxii warbaxin ah, waxaanan la wadaagi doonaa warbaxintaada iskuulkaaga iyo  qofka ku haboon ee degmada  inaan la xariirino  iyadoo macluumaadka magaca aad ku bixineyso uu ahaan doono mid magaciisu qarsoodi yahay. Muhiim ayay noo tahay badbaadadaadu.  

Waxaa laga yaabaa in foomkaan lagu sheego noocyada takoorka iyo waxyeeleynta sida Galmada, Dulmiga, ama Anshax xumada ka dhaca Dugsiyada Dadweynaha ee  Degmada Portland..
Sign in to Google to save your progress. Learn more
OGEYSIIN MUHIIM AH, I AQRI
Dugsiyada Dadweynaha ee Portland waxaa dhici karta in aysan awood u lahayn in ay raadshaan ama ka jawaabaan warbaxinada qarsoodiga ah ee foomkaan lagu sameeyo ayadoo ay ku jirto eedeymaha gaarka ah ee la soo bandhigay ama la soo jeediyay.. Waxaa laga yaabaa in Agaasimaha ama iskuduwaha TITLE1X la xiriiro  dhibanaha ka badbaaday dhibka hadii la garanayo, kaasi oo go'aamin kara in dacwo la xareeyo iyo in kale, sidoo kale in magaciisa lala wadaaagi karo dadka kale ama lagu qori karo dacwada. taasi oo bilaabi karta baaritaanka kiiskaaga, waxaana kiiskaaga uu ku lug yeelan karaa ama soo gali kara Booliiska degmada taasi oo ay la soo xariiri karaan waalidka dhibanaha.

HADII AAD DOORATO IN MAGACAAGA LALA WADAAGO DADKA AY QUSEYSO WAXAA LAGA DOONAYAA MAAMULKA DUGSIGA IYO SHAQAALAHABA IN AY SOO GUDBIYAAN WARBAXINAHA KU SAABSAN XADGUDUBKA GALMADA AYADOO AY HAYADA XAQUUQDA BINIAADANKA KU JIRTO WARBAXINAHA DADKA LOO GUDBINAYO MARKA DHIBANAHA KA HOOSEYO 1.
Xogta laga helayo warbaxinadaan ayaa sidoo kale loo aruurin doonaa oo loo isticmaali doonaa si wax looga qabto dugsiga Degmada Jawigiisa. aruurinayo warbaxinadaan.
Hadii aad jeclaan lahayd inaad sameyso warbaxin rasmi ah  si aad u bilowdo baaritaan fasala dhexdiisa fadlan la xariir Degmada ama TITLE1X  xidhiidhiyaasha Maamulka Dugsiga iyo shaqaalaha.
Xidhiidhiyaasha TITLE1X waxaa loo tababaray inay kaa caawiyaan siyaasadaha nidaamyada Dugsiyada oo ay ku fahansiiyaan sidaad u kala dooran lahayd iyo iyo talaabooyinka xiga ee aad qaadi lahayd,
Xidhiidhiyaasha  waxay diyaar u yahiin inay ku taageeraan oo kaa caawiyaan wadada kugu amaanka badan iyo sida suurtagalka  ee aad qaadi lahayd si aad hore ugu socoto.
Taageer Ilaha ama meelaha wax laga helayo ee Xariirka iyo warbaxinaha
Taageero si aad ugu hesho la xariirta Degmada Fadlan la xariirt:

Richard Moore, CaawiyahaAgaasimaha, Human Resources
Maamulaha waxqabadka Biniaadmiga ee Dugsiyafa Dadweynaha ee Portland sarkaalka/Agasimaha TITLE1X
353 Cumberland Ave.
(207) 874-8125
moorer@portlandschools.org

Iskuul kastaa waa inuu xil iska saaraa hagida Xiriiryaaha/yaasha qola kasta oo doonaysa inay ka warbaxiso  dhacdo takoorid ama dhibaatayn Galmo..

Hadii qofku jeclaan lahaa inuu helo taageero qarsoodi intuusan u soo bandhig Dugsiyada Dadweynaha Portland waxaa la heli karaa illo kale ooay ka mid yahiin:

SARSSM: 1-800-871-7741
Albaabadaan: 1-800-537-6066
Maine Human Rights Commission: 207-624-6290
Xafiiska Xaquuqda madaniga, U.S.Waaxda  Waxbarashada: 617-289-0111
waaxda Booliska ee Portland: 911, or 207-874-8479
 
Dhacdo nooce ah ayaad jeceshahay inaad ka warbaxiso.? *
Required
Maxaajeceshay inaad ka warbaxiso? *
halkaan hoose waxaa ku taal ama ka heli kartaa meel aad uga hadli waxii qibrad ah ee aad dooneyso inaad ka warbaxiso si aan taas ahayn ama rasmi ahayn., aadna la wadaagto waxii wel wel aminiga xagiisa aad qabto iyo wacyi galinta Maamulka Jawiga iskuulka.
Halkee ayay arintani ka dhacday?
Clear selection
Iskuulkee aadaa
Fasalkee dhigataa
Clear selection
Tirakoobka ama Xogta  daweynaha
Su'aalaha iyo Jawaabaha soo socda ayaa loo isticmaali doonaa in lagu sheego  Maamulka Fahmida iyo ka Jawaabista jawiga iskuulka ee Degmada. warbaxinadaan looma baahna.
Hadii aadan rabin inaad ka jawaabto su'aalahaan mid ka mid ah fadlan ka dooro {Ma doonayo inaan ka jawaabo}y".
Sidee ayaad ku  qeexi kartaa Jinsiyadaadaama /Qowmiyadaada
Fadlan ku qor hadaan kor laguugu sheegin hana ka gaban inaad doorato mid ka badan.
waa maxay JInsigaagaWhat is your gender?
Yaad jeceshahay inaad Galmo la Sameyso?
Waan aqriyay Digniintaan Sirta ah, waxaanan ogolaaday Macluumaadka ku jira warbaxinteyda aan rasmiga ahayn la wadaago maamulka dugsiyada Dadweynaha ee Degmada Portland. *
Warbaxintaan waxaa si toos ah loogu diri doonaa Maamulka Degma iyo shaqaalaha TITLE 1X. Hadii aadan ogolaan warbaxintaada aan rasmiga ahayn markaa ma heli karno..
Hadii aad rabi lahayd inaad na siiso e mailkaaga waxaan kuu soo diri lahayn xaqiijinta inaan helnay warbaxintaada. Looma baahno  maadaama tani meesha ka saareyso qarsoodiga.
Submit
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This form was created inside of Portland Public Schools. Report Abuse