Xog ururin ku saabsan qiiqa dabka ka kaca kaymaha Ismaamulka Multnomah
Ujeedka: Ismaamulka Multnomah waxa uu waqti xaadirkaan bulshadeena ka aruurinaya macluumaad ku saabsan dhacdooyinka qiiqa dabka ka kaca kaymaha oo ay ku jirto u diyaarsanaanta bulshada. Jawaabahaagu waxa ay naga caawin doonaan in aan fahano baahiyaha iyo daldaloolada jira ayada oo ay xog aruunintaano noqon doonto mid qarsoodi ah xogta la aruuriyeyna ay kaliya tahay ujeedadeedu macluumaad helid.
Sign in to Google to save your progress. Learn more
Fadlan dooro dhamaan kuwa ku quseeya
Fadlan dooro dhamaan kuwa quseeya
Fadlan dooro xaalada nololeed ee sida ugu fiican kuu qusaysa adiga
Clear selection
Khataraha ku lamaan qiiqa dabka ka kaca kaynta mid keed kala socotaa?
Sidee ayaad uga walaacsan tahay khataraha kor lagu soo qoray hadii dhacdo ah qiiqa dabka ka kaca kaymaha uu markale koco mudo 3 bari ah?
Wax walaac ah ma jiro
Aad u walaacsan
Clear selection
Sidee ayaad uga walaacsan tahay khataraha kor lagu soo qoray hadii dhacdo ah qiiqa dabka ka kaca kaymaha uu markale koco mudo 5+ bari ah?
Wax walaac ah ma jiro
Aad u walaacsan
Clear selection
Talaabooyin noocee ah ayaad qaaday intii lagu guda jiray dhacdadii qiiqa ee Sibteenbar 2020?
Cabir ahaan 1 ilaa 5, intee in le’eg ayaad dareentaa in aad u diyaarsan tahay hadii ay dhacdo dhacdo kale oo ku saabsan qiiqa dabka ka kaca kaymaha?
U diyaarsanayn
Aad u diyaarsan
Clear selection
Maxaad samayn lahayd hadii ay jiri lahayd dhacdo kale oo ku saabsan qiiqa dabka ka kaca kaymaha kaas oo ka dhigay hawada Ismaamulka Multnomah mid halis ah?
Hadii ay dhacdo dhacdo kale oo qiiq, fadlan dooro dhamaan hababka la heli karo si aad u hormariso tayada hawada gurigaaga.
Maxaa kaa hor taagan in aad qaado talaabooyinka kore?
Hadii aad maqasho in aad u baahan tahay in aad guriga joogto inta tayada hawadu marayso marxaladii ugu halista badnayd, miyaad awoodi lahayd inaad guriga joogto?
Clear selection
Hadii ay maya tahay, maxaa diiday?
If you needed to leave your home with short notice, would you be able to do so without assistance?
Clear selection
Hadii ay tahay maya, maxaa adkaynaya ama ka dhigaya mid aan suurto gal ahayn in aad ka tagto?
Xagee ka raadin lahayd macluumaad dheeri ah oo ku saabsan masiibooyinka la xariira cimilada?
Ma rajaynaysaa in aad na siiso macluumaadkaaga xidhiidhka aadna ka jawaabto su’aalo dheeraad ah oo ku saabsan qiiqa ama kulaylka dabka ka kaca kaymaha?
Clear selection
Fadlan na sii maacluumaadkaga xidhiidh(magaca iyo iimaylka/nambarka taleefanka)
Submit
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This form was created inside of Multnomah County. Report Abuse