Isdiiwaangelinta Kulanka Dhegeysiga Casriyeynta Dugsiga Sare ee Ida B. Wells, Fududeyn Soomaali ah

Dugsiyadda Dadweynaha ee Portland waxay casriyeynayaan Dugsiga Sare ee Ida B. Wells, waxaanan u baahanahay caawin ka socota xubnaha bulshadeena si aan u ogaano waxa ugu muhiimsan baahiyahaaga.

Haddii aad xiisaynayso inaad dhiibato aragtidaada iyo fikradahaaga, ku dhiirro inaad is-diiwaangeliso!

Foomku wuxuu qaadan doonaa qiyaastii 5-10 daqiiqo.


Qadarinaya Waqtigaaga –

Marka aad nagala soo qeybgasho kulanka dhegeysiga, waxaan awoodnaa in aanu muujino mahadnaqayaga annagoo bixinayna waxyaabaha soo socda: cunto fudud ee kulanka iyo cunto dheeri ah oo guriga loo qaato oo loogu talagalay kulamada qof ahaaneed; ka caawinta daryeelka ilmaha ama caqabadaha gaadiidka ee ka qaybgalka kulanka iyo jasooyin kale.


Buuxinta foomkaan ma dammaanad-qaadayso ka qaybgalka kulan dhegeysi.

Haddii lagu doorto, waxaad heli doontaa iimeel xaqiijin ah oo ay ku jiraan macluumaadka qolka Zoom, iyo sidoo kale martiqaad kulanka ee jadwal-gelinta.

Wax badan ka ogow hannaanka casriyaynta


Hadii aad qabto wax su’aalo ah oo ku saabsan foomkaan ama mashruuca, fadlan iimeel-gareeh rhonda@afterbruce.com.

Sign in to Google to save your progress. Learn more
Iimeelka
*

Waa maxay magacaaga koobaad iyo kan dambe?

*
Haddii aad jeclaan lahayd inaan kuugu yeerno magac kale inta lagu jiro kulanka dhegeysiga (sida naynaas ama magac la doorbido), fadlan halkaan ku muuji
Waa maxay magac-u-yaalkaaga?
*
Waa maxay sumadda boostada (zip code) ee deegaankaaga?
*
Waa maxay xiriirka aad la leedahay dugsiga?

Tusaalooyinka jawaabaha waxaa ka mid noqon kara: waxaad tahay arday, arday mustaqbalka ah, xubin ka mid ah kulliyadaha, ama qof ku nool agagaarka xaafadda.
*
Sideed u maqashay foomka isdiiwaangelinta kulankaan dhagaysiga iyo fursadaan?
*
Next
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This form was created inside of After Bruce. Report Abuse