N.E.W. School of Innovation Application Form- 2020-2021 - SOMALI
Codsiga dhigashada dugsiga N.E.W. Innovation waa mid ikhtiyaarti ah wax lacag ahna lama bixiyo.Ardayda aanan dooneyn  inay dhigtaan ama an laga aqbalin Iskuulka N.E.W School of Innovation waxa ay tagi karaan Iskuulada xaafadahooda ama waxa ay ka raadsan karaan diiwangalin Iskuul kale oo kamid ah iskuulada dadweynaha Green bay sida uu qabo xeerka Gudiga waxbarashada dugsiyada Degmada Green Bay iyo nidaamka isqorista furan ee Wisconsin.Waxa jiri doona laba xilli oo ay furanaan doonto isdiiwaangalinta.Haddii tirada codsadayaashu aysan dhaafin xaddiga diiwaangalinta ee la aas-aasay dhammaan ardayda u qalma galitaanka iskuulka waa la aqbali doonaa mana la qaban doono baqtiyaa-nasiib.Haddii tirada codsadayaashu ka bataan kuraasta la heli karo, baqtiyaa -nasiib ayaa la adeegsan doonaa si loo kala reebo ardayda.Magacyada ardayda kujira liiska sugitaanka waxaa loo gudbin doonaa sida ay u kala horeeyaan.

Si ay uga qeybgalaan rubaca koobaad ee iskuulka ardayda waa inaay iska qoraan oo iska diiwaangaliyaan dugsiga ugu dambeyn qamiista ugu dambeysa bisha Agoosto.
*GAADIIDKA:Waalidka/masuulka ayaa qaadista iyo keenidda ardayga ee iskuulka masuul ka ah.

Codsigaan waa inuu buuxiyaa waalid,masuul sharci ah ama arday haddii uu jiro 18 sano ama ka wenyahay.
Fadlan arday kasta u buuxi hal foom.


Sign in to Google to save your progress. Learn more
Email *
Magaca Hore ee Ardayga *
Magaca Dambe ee Ardayga *
Taariikhda Dhalashada Ardayga *
MM
/
DD
/
YYYY
Next
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This form was created inside of Green Bay Area Public School District. Report Abuse